Daahfurka kulan ku saabsan shirka Dib u eegista Habraaca qorista.
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland. ayaa Daah Furey kulan ku saabsan shirka Dib u eegista Habraaca qorista iyo xulashada ciidanka booliska dowladda Puntland. Shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiir ku xigeenada , arimaha gudaha Wasir dowlaha shaqada shaqaalahaWasi...
Read More
Xukunka 8 ka mid Alshabaab ee Magaalada Gaalkacyo
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Gobolada Mudug iyo Cayn ee Puntland ayaa ugu danbeyn maanta dil toogasho ah ku xukuntey 8 kamid Amniyaadka Argagaxisada Alshabaab kuwaas oo ahaa Shabakaddi dilalka madax jabinta iyo qaraxyada ka geysan jirey magaalada Galkacyo gaar ahaan dhina...
Read More
Dhagax Dhiga Saldhiga Booliiska ee Magaalada Qardho
Waxaa Galbeedka Magaalada Qardho, laga dhagax-dhigay Saldhig ay yeelan doonto Magaalada Qardho kaas oo dhismihiisa ay iska-kashanayaa dawlada Puntland iyo Hay'adaha deeq bixiyayaaasha ah.Saldhigaan ayaaa ka qayb-qaadanaya sugida amniga iyo fudaydaynta adeegyada bulshada maadaama saldhiga keli ah ee...
Read More
Dhagax Dhiga Saldhiga Booliiska ee Xaafada Israac Gaalkacyo
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland. Mudane Cabdulaahi Cabdisalaan Xasan Ayaa Xaafada israac ee magaalada Gaalkacyo ka dhagax dhigay saldhig boolis oo Xaafadaasi yeelan doonto.Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa kasoo qayb galaya Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Gobolka Mu...
Read More
Xil Wareejinta Agaasimaha Guud
Daawo Barnaamij Gaar ah:Xilwareejinta Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waxeedyada Wasaaradda Amniga iyo DDR ee DPL.Daawo Barnaamij Gaar ah:Xilwareejinta Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waxeedyada Wasaaradda Amniga iyo DDR ee DPLXilwareejinta Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waxeedyada Wasaaradda Amniga iyo DDR...
Read More
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland Mudane: Maxamed Iimaan iyo Taliyaha Booliiska Puntland Mudane: Maxamed Cali Xaashi ayaa furay shirka isku xirka laamaha amnig
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland Mudane: Maxamed Iimaan iyo Taliyaha Booliiska Puntland Mudane: Maxamed Cali Xaashi ayaa furay shirka isku xirka laamaha amniga kaas oo ay kasoo qayb galeen sarakiil kala duwan oo laamaha amniga ka socda, masuuliyiin kala matalayay sag...
Read More
Wasiirka Wasaradda Amniga iyo DDR ee Dowlada Puntland mudane Cabdisamad Mohamed Gallan oo ay waheliyaan Wasiirka Wasaradda Tamarta, Macdanka iyo Biyaha,Taliyaha Booliska qeybta Gobolka Bari i
Wasiirka Wasaradda Amniga iyo DDR ee Dowlada Puntland mudane Cabdisamad Mohamed Gallan oo ay waheliyaan Wasiirka Wasaradda Tamarta, Macdanka iyo Biyaha,Taliyaha Booliska qeybta Gobolka Bari iyo Gudoomiyaha Dagmada Bosaso"Ayaa si wada-jir ah kormeer iyo u kuur-galid ku sameeyey saldhigyada magaalada ...
Read More
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland Mudane: Cabdullahi Cabdisalan Xassan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland Mudane:
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland Mudane: Cabdullahi Cabdisalan Xassan oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland Mudane: Maxamed Iimaan ayaa xarunta dhexe Wasaaradda Amniga ku qaabilay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Shaqada, Shaqaalah...
Read More
wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-Dawladda Puntland. Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan oo ay weheliyaan qaar kamida gollaha wasiiradda puntland ayaa booqday dhaawacyadii ku wax yeeloobay dag
Bosaaso:24.December.2021:-wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-Dawladda Puntland. Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan oo ay weheliyaan qaar kamida gollaha wasiiradda puntland ayaa booqday dhaawacyadii ku wax yeeloobay dagaalkii Bosaso.Wasiirka iyo wasiiradda kale ee weheliya ayaa mid mid u booqday dhaaw...
Read More
General Director of Ministry of Security of Puntland
Mohamed Eman is the General Director of Ministry of Security of Puntland state of Somalia, Former Director of PMAC at the Ministry of Security of Puntland and has previously served as a Security Consultant at the Ministry of Security.Mr. Eman has Masters of Arts in Security and Strategic Studies fro...
Read More
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland Mudane Maxamed Iimaan ayaa kulan la qaatay Madax Hay'adda NPA Somalia.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga iyo DDR ee Dawladda Puntland Mudane Maxamed Iimaan ayaa kulan la qaatay Madax Hay'adda NPA Somalia. Kulanka ayaa waxaa Agaasimaha Guud ku wehliyay Agaasimaha Waaxda Miino Saarka taas oo looga hadlay arimaha horutabinta leh ee ku aadan miino saarka iyo yaraynta kh...
Read More